Wararka

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Dowlada.

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ay wasaaradda gacanta ku heyso.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Marwo Nuuriya Aadan Ciise, Agaasimaha Guud Wasaaradda Axmed Xasan Yuusuf iyo Agaasimaha Dugsiyada .

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud (Jaabiri)ayaa xubnaha ka socday dugsiyada ay maamusho dowladda kulanka ugu dhageystay tayeenta waxbarashada iyo dar dar galiyo Horumarinta Waxbarashada.

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta macalimiinta Soomaaliyeed, si loo horumariyo waxbarashada.Image may contain: 2 people, indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 7 people, people sitting, table, drink and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close