Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Isimada Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka  Puntland, Ahna Ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan ballaadhan la qaadatay hoggaanka sare ee magaalada Garoowe.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabisay masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowlad goboleedka Puntalnd  Isimo iyo masuuliyiin kale waxaana kulanka ka qayb galay wefti Isimmo ah oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Garaad Maxamuud Garaad Wiil-waal.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa odayaasha iyo Isimada kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xeriirka wada shaqeeneed ee ka dhaxeeyo madaxda dowlad goboleedka Puntland iyo Isimada Puntland iyo sidii la’iskaaga kaashan lahaa amniga deeganada dowlad goboleedkaasi.Image may contain: 2 peopleImage may contain: 8 people, people sitting and indoorImage may contain: 8 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close