Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dahfuray Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.

Madaxweyne Karaasha ayaa balan qaaday in maamulka Puntland ay garab ka siini doonaan hay’addaha ka shaqeeyo ka hortagga Nafaqo darada.

Sidoo kale Madaxweyne Ku xigeenka Puntland ayaa hoosta ka xariiqay in Nafaqa daradda ay saamayn aan yareen ku hayso hooyooyinka iyo caruurta loona bahan yahay in la’iska kaashto.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close