Wararka

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir”Xalay shabaab ayaa hub loo galiyay Xabsiga dhexe.

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiska Xisbiga ayaa ka hadlay xaaladaha Amniga dalka iyo Weerarkii shalay galab ka dhacay xabsiga dhexe.

Hoggaamiyaha ayaa sheegay in Dowlada ay ka gaabisay sugida amniga dalka sidoo kalena ay hay’adda nisa ku lug laheed weerarkii shalay ka dhacay xabsiga dhexe.

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir”Xalay shabaab ayaa hub loo galiyay Xabsiga dhexe si loo fakiyo shabaabka halkaa ku xeran waxaa la kala garan la’yahay Taliska Nabad sugida inuu yahay shabaab iyo in uu yahay Talis Soomaali u shaqeeya”

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir"Xalay shabaab ayaa hub loo galiyay Xabsiga dhexe si doo fakiyo shabaabka halkaa ku xeran waxaa la kala garan la'yahay Taliska Nabad sugida inuu yahay shabaab iyo in uu yahay Talis Soomaali u shaqeeya"

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 11 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close