Wararka

Sacuudiga oo safaarad ka furayaano Soomaaliya.

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan Boqortooyada Sacuudi carabiya ay dalka ka furan doonta safaaradda Sacuudiga ee Soomaaliya.

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xasan Ashkir oo maanta  la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay go’aankaan ay Sacuudiga safarad ugu furanayso dalka.

Inta uu socday kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay xoojinta xiriirka & Iskaashiga labada dal.May be an image of 1 person, sitting, suit and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close