Wararka

 (AKHRISO): Danjireyaasha uu madaxweyne Farmaajo Sanadkaan ka guddoomay Warqadahooda Aqoonsigooda.

Sida lagu daabacay Bogga The Villa Somalia ee Madaxtooyada qaranka waxaa sanadkaan sii dhamaanaaye ee 2019-ka kor u kacay  Danjireyaasha ka mid noqonaya bahda diblomaasiyiinta ka hawgala dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa sannadkan 2019 ka guddoomay waraaqahooda Aqoonsiga Danjireyaal dalalkooda uu xiriir taariikhi ah kala dhexeeyo kuwaas oo gaaraayo ku dhawaad 13 danjireyaal.

Danjireyaasha uu madaxweyne Mohamed Cabdullahi Farmaajo qoonsiga danjirenimo ka guddoomay ayaa waxaa kamid ah Danjiraha dowlada Masar u fadhiyo Soomaaliya Amb. Mohamed Ibrahim, Danjiraha boqortooyada Baxreyn Dr. Juma Binu Ahmed Al-kaabi, Danjiraha dowlada Ingiriiska Amb. Ben Fender, Danjiraha dowlada Uganda Amb. Remy Barampama, Danjiraha dowlada Kanada Marwo Lisa StadelBauer, Danjiraha dowlada Talyaaniga Amb. Alberto Vicchi, Danjiraha dowlada Indonesia Amb. Seohardjon Aastromihardo, Danjiraha dowlada Hindiya Amb. Rahul Chharba, Danjiraha dowlada Japan, Horie Ryoichi, Danjiraha dowlada Nigeria Amb. Sheidu Omeiza Momoh, Danjiraha dowlada Ruushka Amb. Michail golovanov, Danjiraha dowlada Sweden Amb. Staffan Tillander iyo Danjiraha dowlada Ausria Amb. Christian Fellner.Image may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and textImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, textImage may contain: 3 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 peopleImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 2 people, people standing, suit and textImage may contain: 1 person, sitting and textImage may contain: 2 people, people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close