Wararka

Zambia oo dib loo furaayo goobaha waxbarashada.

Dalka Zambia ayaa maanta oo jimco ah ku dhawaaqay in dib loo furi doona dhamaan hay’addaha waxbarashada dalkaasi ka dib markii uu hoos u dhacay kiisaska xanuunka coronaviruska.

Madaxweyne Edgar Lungu ayaa sidoo kale sheegay in xukumadiisa ay dib u furi doonta xarumaha baararka oo ay dadweynuhu isugu yimadaan.

Madaxweynaha oo ka hadlaayay furitaanka kala fadhiga baarlamaanka dalkaasi ayaa yiri ” Waxaan ku dhawaqayaa dib u furitaanka dugsiyada dhamaan, Koolejyada iyo jaamacadaha si taxadir leh, laga bilaabo 14-ka September ilaa 18-ka iyadoo loo hoggaansamaayo talooyinka caafimad”

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close