Wararka
Yaa la filaya in madaxweyne Farmaajo umagacaabo Raysulwasaraha dalka?

Waqtigii ay golaha shacabka BFS uqabteen madaxweynaha dalka in uu ku soo magacaabo Raysulwasaare Cusub oo gabgabo ku sii dhow.
Hadaba yaa la filaya in madaxweyne Farmaajo umagacaabo Raysulwasaraha dalka ?