Wararka
Xubin sare oo ka tirsanaa kooxda daacish oo lagu dilay duqeyn ka dhacday degaanka isku shuban
Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen Ciidamada Qaranka iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish.
Howlka oo dhacay 14-kii April ayaa ahaa duqayn ka dhacay deegaan lagu magacaabo xiriirro oo ka tirsan isku shuban.
Sida lagu daabacay wakaaalada wararka qaranka ayaa waxa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay mas’uul sare oo ka tirsan daacish kaa oo ;la sheegay inuu ahaa hogaamiye ku xigeenka daacishta ka dagaalanta soomaaliya.
Dawladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe dar-dargalisay Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo Daacish oo ka dagaaalma inta badan koonfurta soomaaliya.