Wararka
Xoghayaha difaaca dalka Maraykanka Mark Esper oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kuuryada Koonfureed .
![](https://www.tusmotv.so/wp-content/uploads/2019/11/dibada-724x405.png)
xoghayaha difaaca dalka Maraykanka Mark Esper ayaa maanta oo jimco ah kulan la qaatay dhigiisa dalka Kuuryada Koonfureed Jeong Kyeong-doo, waxaa ayna kawada hadlen sidii ay u xoojin lahaayeen xeriirka iyo wadashaqaynta labada dal.
sidoo kale masuuliyiintaan ayaa isla meel dhigay qatarta ay leedahay hubka wax baabi’iyo ee dowlada dariska la ah ee Kuuryada Waqooyi.
dowlada Maraykanka iyo Kuuryada Koonfureed ayaa kawada shaqeeyo yareenta iyo xakamaynta hubka wax gumaada ee Nukliyeerka ee ay haystaan labadaan dowladood ee Kuuryada Koonfureed iyo Kuuryada Waqooyi waxaana horay u fashilmay sheshiisyo ay wada gaareen labada dowladood ee Kuuryada Waqooyi iyo Maraykanka.