Wararka
Xisbiyada siyaasadda ee dalka oo War saxaafadeed soo saaray.
Xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho waxa ayna diirada ku saareen xaalada siyaasada iyo amniga dalka.
Xisbiyada maanta shirka yeeshay ayaa kala ah Himilo Qaran, NDP, UPD, Wadajir iyo Ilays waxaa ayna kulankooda ku yeesheen Hoyga Madacweynihii hore dowladii KMG Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka: