Wararka
XILIIBAAN UGU DILAY HIRSHABEELE

War Deg Deg ah;hadda na soogaray ayaa waxay sheegayaan Kooxo hubeysan ayaa Goordhow Magaaladda Jowhar ku dishay Xildhibaan Ahaana Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Hirshabelle Nuur Xaashi Warsame.
Xildhibaanka ayaa lagu toogtay Afaafka hore ee Gurigiisa xili uu ka soo laabtay Salaada Cishaha una ku soo socday guurigiisa.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Laamaha Amniga Magaaladda Jowhar xili ay bilowdeen Ololaha xulashada Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle.