Wararka

Xarun horay ugu jirtay gacanta shaqsi gaar ah oo lagu wareejiyay maamulka degmada Gaalkacyo.

Wasaarada Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta Xaruntii ururka Haweenka Gaalkacyo oo mudoba gacanta ugu jirtay shaqsi gaar ah ku wareejisa maamulka Degmada si ay haweenku ugu adeegsadaan  xaruntaani aarimahooda gaarka ah.

wareejinta xaruntaan ayaa waxaa Goob joog ka haa Godoomiyaha Gobolka Mudug,wasiirka amniga iyo saraakiisha Booliska Galmudug.

Taliska Booliska Magaalada Gaalkacyo oo uga horeyn ka hadlay munaasabada wareejinta xaruntaan ayaa sheegay in ay xaruntaani ku wareejiyeen dadkii ay ku xaq lahaa si ay ugu gutaan waajibkii loo igmaday.

Duqa Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa uga dambeyntii sheegay in ay maanta wixii ka dambeeya xaruntaan ku wareejiyeen wasaarada amniga oo iyaduna ku wareejisay Haweenka Gobolka Mudug.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close