Wararka

Xaaladaha cusub ee coronaha dalka.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abikar Nuur oo ka warbixisay Aqbaartii ugu danbaysay ee xaaladaha Coronaviruska dalka ayaa sheegtay in ay sii kor dhayso kiisaska cusub ee maalin kasto ay diwaan galiyaan.

Wasiirka ayaa xaqiijisay in maanta oo kaliya dalka ay ku soo korortay  46 xaalada cusub ah oo 33 kamid ah ay yihiin lab halka 13 da kale ay yihiiin dhidig.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegtay in aysan jirin cid hor leh oo maanta ka biskootay xanuunkan COVID-19 waloow ay dhimashadu ay maanta aheed 5 taas oo wadarta guud ee dhimashaha ka yeelayso 23, xaaladaha guud 436 halka inta ka caafimaaday wadartooda ay dhantahay 10 Xaaladood.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close