Wararka

Wasirka Cayaaraha oo kormeer ku tagtay garoonka Muqdisho Stadium.

Intii ay socotay  kormeerka ayaa wasiir Khadija Mohamed Diriye waxaa ay indha-indheen ku tagtay  Qolalka dhar-beddelashada ee garoonka waxaa ayna sheegtay in garoonka loo dhamaystiray Qalabaynta qaybihiisa kala duwan.

“Qolalka dhar-beddelashada ee garoonka cayaaraha Muqdisho oo qalabeyntoodda la soo gabogabeeyay ayaa maanta kormeeray” ayay Tiri Wasiir Khadijo.

Kormeerka waxaa wasiirka ku wehlinaayay masuuliyiin ka socotay xafiiska xeriirka cubada cagta Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Cabdi-qani Saciid Carab.Image may contain: one or more people and people standingImage may contain: one or more people and people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close