Wararka

Wasirka Arimaha Gudaha Galmudug oo ka qayb galay kulan hor dhac u ah dib u heshiisiin ka qabsonta Galinsor.

Magalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud waxaa ka socota Qaban Qaabadii ugu danbeysay oo loogu jiro Shir ku saabsan Dib-u- Heshiisiin ka dhacda deeganada hoos tago Galinsoor.

Wasiir Kuxigenka Wasarada Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug Axmed Cusmaan oo ka qayb galay shir hor dhac u ah kulankaasi Dib-u- Heshiisiinta oo ka qabsoomay magalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay natiijo wanagsan ka sugayaan shirkaan oo dhawaan ka furmi doona isla Galinsoor.

Deeganada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa dhawaanahaan waxaa ka socday shirar kuwaani la ceyn ah oo dib loogu heshiisiiyay beelo walaal ah oo dirir dhexmartay.Image may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: one or more people, crowd and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close