Wararka

Wasiiru dowlaha waxbarashada oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ufadhiya Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Wasaarada waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee xukuummadda Federaalka Soomaaaliya Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabduulle Jaabir ayaa Maanta Kulan la qadatay Safiirka Shiinaha ufadhiya Soomaaliya.

Kulanka ayaa intii uu sacday waxa ay labada masuul kawada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo kor u qaadista taageerada waxbarasho ay dowlada Soomaaliya ka hesho dowladda Shiinaha.

” Waxaan maanta kulan la qaatay Safiirka dalka shiinaha u fadhiya Soomaaliya, waxaana kawada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal iyo kor u qaadista taageerada waxbarasho ay dalkeena ay siiyaan. Waxaan ugu mahad celiyay safiirka shiinaha iyo dowladda shiina deeqaha waxbarasho oo ay siiyaan dalkeena Soomaaliya”. Ayuu yiri Wasiiru dowlaha waxbarashada.Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close