Wararka

Wasiiru dowlaha waxbarashada dalka oo kulan la qaatay Gudiga Tacliinta Sare Ee Qaranka.

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa maanta magaalada muqdisho kullan wada tashi ah kula qaatay Gudiga Qaranka Tacliinta Sare Ee dalkeena Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha waxbarashada dalka ayaa ugu horeyn warbixin ku aadan  qorshahooda Horumarineyd ee Tacliinta sare, tayada jaamacadaha dalka iyo in Baaris dhab ah oo lagu sameeyo Hay’daha Waxbarasho dalka ka dhagasytay  Gudiga Tacliinta Sare Ee Qaranka.

“Waxaan maanta magaalada muqdisho kullan wadatashi ah kula qaatay Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare ee dalkena Soomaaliya. Kulanka waxaan warbixin ugu dhageystay Gudiga Qaranka iyo qorshahooda ah Horumarinta Tacliinta sare, tayada jaamacadaha dalka iyo in Baaris dhab ah oo lagu sameeyo Hay’daha Waxbarasho dalka”. Ayuu yiri Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir.

Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, drink, food and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, beard and sunglasses

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close