Wararka

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada oo sheegay in ay kormeer ku samayn doonaan ilaa 2000 oo Iskool.

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Raxmaan maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka hadlay Kormeer Guud oo wasaaradda waxbarashada ay ka sameyn doonto caasimadda iyo dowlad Gobaledyada dalka.

Cabdi Raxmaan maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa sheegay in kormeerkaan uu bilaaban doona25-ka bishan ilaa 10-ka bisha soosocota waxaana la kormeeri doonaa 2000 kun oo schoool   oo ay maamulaan dowlada iyo hay’addaha private-ka intaba ee kuyaallo caasimada muqdisho iyo maamul goboleedyada.

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa sidoo kale sheegay in hadafka ay ka leeyihiin kormeerkaan uu yahay sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen tayada waxbarashada dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close