Wararka

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada oo Muqdisho Ka furay Shirka Guddiga sare ee barnaamijka GPE.

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa magaalada Muqdisho Ka furay Shirka Guddiga sare ee barnaamijka GPE.

Shirka ayaa inta uu socdo Waxaa looga hadli doonaa Horumarinta waxbarashada dalka iyo hawlihii ka qabsoomay qorshihii sanadkii 1aad iyo hawlaha qorshaysan sanadka labaad sidoo kale waxaa  ahmiyada la siindoono ka faa,ideysiga lacagta dheerad ka ah ee laga helay GPEga.

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada Hiddaha iyo tacliita Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa sheegay in shirkani uu ahmiyad u leeyahay Horumarinta waxabarashada Dalka.

“Waxaan maanta magaalada muqdisho ka furay shirka Guddiga sare ee barnaamijka GPE Shirkani inta uu socdo Waxaana ugu hadli doonaa hawlihii ka qabsoomay qorshihii sanadkii 1aad iyo hawlaha qorshaysan sanadka labaad” ayuu yiri Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and food

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close