Wararka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabailay Safiirka dowlada Shiinaha u fadhio Soomaaliya Qin Jian.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay dhowr arrimood oo ay kamid yihiin sidii ay labada dowladood u wanaajin lahaayeen xiriirka Soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo labada Shacab.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Shiinaha ayaa sidoo kale isla eegay hiigsi cusub oo looga dhabaynayo iskaashi sal ballaaran iyo xiriir dhow oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha si loo xoojiyo howsha laba geesoodka ee dhinacyada kala duwan leh.Image may contain: 1 person, standing, suit and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close