Wararka
Wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug oo xilalkoodi si rasmi ah ula waeegay.

Xil-wareejin ka dhacday Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa xilka ku kala wareegay wasiirada wasaaradaha Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Ee DGGM iyo Wasaaradda Beeraha, Dhirta Iyo Daaqa DGGM.
Munaasabada xil wareejinta waxaa ka goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo masuuliyiin kale.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la dar daarmay labada masuul ee xilka la wareegtay ayaa kula da daarmay in ay dar dar galiyaan Howlaha Guud Ee Loo Hayo Shacabka Reer Galmudug.