Wararka

Wasiiro cusub oo loo dhaariyay kamid noqoshada golaha wasirada KGS.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka qeybgalay Munaasabad Lagu Dharinayey Xubnaha Cusub ee Kamid noqday Golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa la dar daarmay wasiirada cusub ee ka mid noqday xukuumadiisa waxaa uuna Alle ugu baryay in uu u fududeeyo waajibaadka loo igmaday.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa wasiirada cusub ka codsaday in ay daadajiyaan dowladnimada oo ay gaarsiiyaan shacabka reer Koonfur Galbeed adeegyada ay u baahan yihiin.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close