Wararka

Wasiirka waxbarashada oo kulan la qaatay hogaanka dalladaha waxbarashada dalka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goddax Barre ayaa maanta Magaalada Mugdisho kulan kula qaatay hogaanka dalladaha waxbarashada dalka iyo Agaasimayaasha wasaaradda waxbarashada.

Kulanka uu wasiirka la yeeshay hogaanka dalladaha waxbarashada dalka iyo Agaasimayaasha wasaaradda waxbarashada ayaa looga wada hadlay howleedka imtixaanka sanad Dugsiyeedka, 2019/2020, iyi Habraacii loo dajiyay.

Waxaa billa u’n ay ka harsanyihiin Imtixaanka Guud ee ay u fariisan doonaan kumanaan arday ku dhaqan Gobalka Banadir iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada hoos tagga dowlada federaalka Soomaaliya.Image may contain: 5 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close