Wararka
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka XFS oo booqasha ku tagtay isbitaalka Dr Sumait oo kamid ah goobaha Lagula tacaalo Covid19.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa booqatay isbitaalka Dr Sumait oo ka mid ah isbitaalada lagula tacaalo cudurka Covid-19 iyadoo bogaadisa howsha ka socota Isbitaalka.
Wasiirka ayaa sheegtay in isbitaalka Dr Sumait uu garab istaagay wasaaradda xili dalka uu ku jiray Wakhti aad u adag.https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/732436954069489/