Wararka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la qaatay ka socota xafiiska UNSOM.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Saalax Ahmed Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay saraakiil ka socota xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya UNSOM.

Wasiirka iyo saraakiil ka socota xafiiska UNSOM ayaa kawada halday sidii ay usii wadi lahaayeen taageeradooda geedi socodka dib-u-eegista dastuurka KMG.

“Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, ayaa qorshaynaysa in ay qabato howlo badan oo la xiriira qodobada u baahan wada xaajoodka siyaasadeed sida Banbax howleed golaha Wasiirada (gaar ahaan wasaaradaha ay shaqadu kala dhaxayso) oo laga soo saari doono xulashooyin arrimaha ubaahan wada xaajoodka siyaasadeed, latashiyada dadwaynaha, ballaarinta madasha wasaaradaha Dastuurka iyo Kulamo shaqo oo lagu diyaarinayo xulashooyinka arrimaha u baahan wada xaajoodka siyaasadeed” ayuu yiri wasiir Saalax.

Image may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close