Wararka

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland oo lakulmay wafdi ka socday Hay`adda IOM.

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland iyo Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa qaabilay wafdi ka socday Hay`adda Mashaariicda ee IOM kuwaas oo kormeer ku yimid degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Xubnahaan ka socdey Hay`adda IOM oo ka soo kicitimey Geneva ayaa ujeedka socdaalkoodu ahaa hubinta Mashaariicda laga fuliyo Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Jubbaland.

Wasiir Cabdirashiid Xassan Cabdinuur ayaa Madaxda IOM kala hadlay sidii loo labo jibaari lahaa Mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan Jubbaland.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close