Wararka

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Baqdaad.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi la socda ayaa gaaray Caasimadda dalka Ciraaq ee Bagdaad, Waxaana Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Biyaha dalka Ciraaq Eng. Mahdi Rashid Al-Hamdani.

Wafdiga Wasiirka ayaa ka helay martiqaad rasmi ah Wasiirka Biyaha Ciraaq si uu uga qeyb galo shirkii 1-aad ee Biyaha Caalamiga ah ee Baghdad.

Wasiirka ayaa inta uu booqashada ku joogo magaalada Bagdaad waxa uu kulamo la yeelan doona madaxda Wasaaradda biyaha Ciraaq iyagoo kawada hadlaya iskaashiga Dhanka Maaraynta kheyraadka Biyaha

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close