Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Odayaasha dhaqanka degmada Galdogob.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax oo socdaal shaqo ku jooga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Wax-garadka degmadaas.

Kulanka oo ka qabsoomay hoyga uu Galdogob ka degganyahay wasiirka , ayaa aad loogu dheeraaday arrimaha nabadeynta iyo horumarinta deegaanka iyo xoojinta shirarkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay Bandiiradley iyo Galdogob.

Odayaasha dhaqanka ayaa codsaday waji saddexaad ee shirkaas uu yeeshay iyaga oo sheegay in ay talabadaasi u arkaan mid muhiim ah si loo gaaro dhaqan-gelinta qodobbadii lagu heshiiyay.Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: one or more people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close