Wararka

Wasiirka Magacaaban ee wasaarada caafimadka oo dhalil u jeedisay bangiga aduunka.

Wasirada magacaaban ee wasaaradda caafimaadka xfs ayaa dhaliil u jeedisay Bangiga aduunka oo ay sheegtay in ay mararka qaar dhahaan amni kamA jiro gobolada qaar oo aan laga howl gali kRin.

” Mararka qaar waxaad u maleysaa inay tahay siyaasad hay’aduhu kama shaqeyn karaan gobol hebel why World Bank uleeyahay Security ahaan gobolkaas lagama shaqeyn karo anagoo og in Afganistan oo naga dhib badan oo Daliban maamusho loo sameeyo adeeg hufan”  ayay  tiri Wasiir Fowsiyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close