Wararka

Wasiirka maaliyada Dalka oo Guddoomiyay Shir looga hadlaayay Hagaajinta Dhaqaalaha Dalka.

Wasiirka Wasaarada maaliyada ee XFS . Beyle ayaa maanta Shir Gudoomiyahay Kulanka Todobaadla ah  ee dib u habeynta dhaqaalaha iyo hufnaanta Maaliyadda ee SMP loo yaqaano.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka maaliyada ayaa sheegay in muhiimadu ugu wayn ay tahay ka shqeynta habeynta dhaqaalaha dalka iyo sidii Soomaaliya loogu cafin lahaa deymnaha caalamka loogu leeyahay si ay u gaarto isku filnaan dhaqaale.

Wasiirka oo arrintaa ka hadlaya ayaa waxa uu yiri” Deyn cafis iyo horumar dhaqaale waa mid dhamaanteen noo wada taalo, waana sababta ay muhiim noogu tahay in aan si wadajir ah u shaqeyno”.

Dhanka Kale Wasiir Beyle ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwooda Hantida leh ugu baaqay in ay maalgashadaan dalkooda hooyo wuxuuna xusay hadii aysan ganacsatada ay maalgashan dalkoda inaysan jirin cid u maal galinyso.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close