Wararka

Wasiirka hawlaha guud ee dowlada Soomaaliya iyo wasiirada hawlaha guud ee dawlad goboleedyada oo shir ugu furmay Garoowe.

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka Furmay shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada.

Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow iyo wasiirada hawlaha guud ee dawlad goboleedyada ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe waxayna kawada xaajooniyaan sidii loo dar-dargalin lahaa  dib u dhiska dalka.

Shirkaan waxaa uu socon doonaa muddo laba maalmood ah waxaana si gaar ah diiradda lagu saari doonaa dib u dhiska wadooyinka isku xira magaalooyinka dalka iyo kaabayaasha kale ee gacan ka gaysan kara koboca dhaqaalaha.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close