Wararka

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo khudbad ka jeedisay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qarammada Midoobay.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo DeeqaYaasin ayaa khudbad ka jeedisay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qarammada Midoobay waxaa ayna  sheegtay in Soomaaliya ay ka go’antahay inay qaybteeda ka qaadato xal u raadinta dhibaatooyinka dhanka Xuquuqda Aadanaha ee dunida ka jira.

“Caalamka oo dhan ayay tahay inay gartaan in shakhsi ahaan iyo wadajir ahaanba loo wada wajaho ka shaqeynta caqabadaha Xuquuqda Aadanaha ee ina horyaalla, shaqada Goluhu waa inay noqotaa mid aan ku ekaan halkan ee laga wada dareemo meel walba” Ayay tiri Wasiir Deeqa Yaasin.

Wasiirka Deeqo oo soo hadal qaadayQaxootiga yemaniyiinta ah eek u sugan dalka ayaa waxaa ayna  ku baaqday in xal loo helo dhibaatada ka taagan dalka Yemen oo ay sheegtay inay tahay masuuliyad dhanka Xuquuqda Aadananaha oo caalamka oo dhan wada sugaysa.Image may contain: 1 person, sitting and textImage may contain: indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close