Wararka

Wasiirka difaaca dalka oo maanta hor tagay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kulanka Caadiga ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya waxaana kulanka shir guddoomiyay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Abdiweli Sheikh Ibraahim Muudeey iyo guddoomiye kuxigeen 2aad Mahad Cabdalla Cawad.

Ajandayaasha kulanka maanta ayaa waxaa kamid ahaa Su,aal Oraaheed wasiirka Wasaaradda Difaaca waxaana wasiirka la waydiiyay suallo la xarriiro waxqabadka wasaaraadda Difaaca Dalka.

Wasiirka wasaaradda Difaaca xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Maxamed Amar Danbe ayaa waxaa kulanka ku wehlinaayay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Sareeya Guuto Odowaa Yuusuf Raage.Image may contain: one or more people, suit and indoorImage may contain: 2 people, suit and glassesImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close