Wararka

Wasiirka Dastuurka oo furay Shirka Wadatashiga hay’adaha Dasruurka heer federal iyo heer Dowlad goboleed

Wasiirka Dastuurka XFS Saalax Ahmed Jaamac ayaa furay Shirka Wadatashiga hay’adaha Dasruurka heer federal iyo heer Dowlad goboleed kaas oo ay soo qabanqaabiyeen hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Sidoo kale waxaa ka soo qayb galay Wasaaradaha Dastuurka Dowlad goboleedyada iyo Guddiyada Dastuurka baarlamaanda Dowlad Goboleedyada iyo Xuno matalayay maamulka gobolka Banaadir.

Shirkaan oo socon doona Muddo Saddex maalin ah ayaa u jeedadiisu tahay sidii loo soo gebagabayn lahaa dib-u-eegista farsamo ee dastuurka ku meel gaarka ah oo ay ka soo shaqeeyeen hay’adaha Dastuurka.Image may contain: 7 people, people sittingImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 7 people, people sitting, shoes and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close