Wararka

Wasiirka Dastuurka dowlada federaalka oo furay kulan ku saabsan qodobada dib-u-eegista lagu sameeyay ee dastuurka.

Wasiirka Dastuurka xukuumada Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa manta magaalada Mugdisho ka daah furay shir u dhaxeeyo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Shirkaan ayaa socon doona muddo labo cisho ah waxaana inta uu socda kulankaan aqoonyahanadu aragtidooda ka dhiiban doonaan qodobada dib-u-eegista lagu sameeyay ee dastuurka.

Wasiirka ayaa horaantii bishaan waxaa uu sidaan oo kale kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed kuwaas oo aragtidooda ku aadan ka dhiibtay qodobada dib-u-eegista lagu sameeyay ee dastuurka.Image may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 5 people, indoorImage may contain: 1 person, beard and indoorImage may contain: 4 people, people sitting

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close