Wararka

Wasiirka Cayaaraha oo kormeer ku tagay Garoonka K/Cagta Stadium Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Marwo Khadijo Mohamed Diiriye ayaa maanta kormeer ku tagtay Garoonka K/Cagta Stadium Muqdisho.

Wasiirka ayaa waxaa Kormeerka ku wehlinaaayay Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Shakeeti iyo ciyaartooy qurba joog ah oo ka kala yimid dalal ka UK iyo Sweden.

Kormeerka ayay Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ee lasocotay ku mareen qaybaha kala duwan ee Garoonka K/Cagta Stadium Muqdisho kaas oo ay kusocota dhismaha dib loogu dhisaayo.Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and sunglassesImage may contain: sky, ocean and outdoorImage may contain: 2 people, sunglasses, close-up and outdoorImage may contain: 9 peopleImage may contain: 3 people, people sitting, sunglasses, close-up and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close