Wararka

Wasiirka caddaaladda oo sheegay in caddaaladda la marin doona kuwa gaysta Kufsiga.

Siihaya Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta ka qeeb gallay kulan ay soo qabanqaabiyeen ururka Culuma-udiinka Soomaaliyeed iyo uruuka Bulshada rayidka.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Abuukaate Xasan ayaa kalmadiisa kulanka kaga hadlay waxyaabo badan kuna adkeeyey carabka faldanbiyeedyada kufsiga iyo dilka, sharcigana lala tiigsan doono cid waliba oo ku lug leg arrimahaas.

Sidoo kale siihayaha ayaa Bulshadana qeebaheeda kala duwan kula dardaarmay in haldhinac looga soo wada jeesto iyo in loo baahan yahay in lala dagaalamo waxyaabaha mukhaadaraadka iyo maandooriyaasha kuwaas oo sababa wax waliba xumaan ah oo faldanbiyeed sababa.Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, crowd and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close