Wararka

Wasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Safiirka Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda xukuumada federaalka Soomaaliya  Xassan Xuseen Xaaji iyo xubno la socday ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay horumarinta garsoorka dalka iyo dhammaan Hay’addaha Cadaaladda  waxaa ayna sidoo kale isla meel dhigeen in ay lagama maarmaan tahay sare u qaadidda iyo horumarinta Hay’addaha Cadaaladda Dalka.

Safiirka Sweden ayaa ballan qaaday in dalkiisu gacan ka geysanayo arrimaha dib-u-dhiska iyo horumarinta laamaha cadaaladda soomaaliaya.Image may contain: one or more people, people sitting and tableImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close