Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo Kormeer ku tagay Mac-hadka Garsoorka Turkey.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS, Abdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wafdi oo hogaaminaayo oo ku joogo safar shaqo dalka Turkey ayaa booqasho ku tagay Mac-hadka Garsoorka Turkey (Judicial Academic of Turkey).

Waaiirka iyo wafdiga uu hogaaminaayey Waxaa lagu soo wareerijiyey Mac-hadka waxaan soo-jeedin dhameystiran laga siiyey Mac-hadka. Iyadoo WADA-hadal badan iyo aqoon isweydaarsi dheer kaddib halkaas waftiga Wasiirku hoggaaminayey Qado Sharaf loogu sameeyey.

Waxayna Mac-hadka iyo Xubnaha Waftigu isla garteen in wada shaqeyn iyo aqoon isweydaarsi joogta ah ay yeeshaan Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya iyo Mac-hadka Garsoorka Turkey.

“Waxaan booqdey Akadeeyiyada Cadaaladda ee Dalka Turkiga oo muhiim u ah bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Turkiga. Waxaan ka wada hadalney kor u qaadista aqoonta iyo tababarka garsoorayaasha, xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed iyo dib u dhiska machadka tabarada garsooyaasha iyo xeer ilaalinta Dalka”. ayuu yiri Wasiir Abdulqaadir.Image may contain: one or more people, people standing and suitImage may contain: one or more people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: one or more people, text that says "ADALET MULK"

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close