Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Kuxigeenka Safiirka Germany siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Dowlada federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kuxigeenka Safiirka Germany ee Soomaaliya Markus Bollmohr.

Kulanka ayaa waxaa wasiirka arrimaha dibadda ku wehlinaayay  Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda, Cabdiladiif Maxamuud Cali.

Intii kulanka lagu guda-jiray waxaa la isla eeggay xiriirka laba geesoodka ee labada dal u dhexeeya si loo adkeeyo wax wadaagga istiraatiijiyadeed, waxa kale oo ay isla fallanqeeyeen dhowr arrimood oo labada dal muhiimad gaar ah u leh.Image may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, table, living room and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people standing, suit and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close