Wararka
wasiirka Arimaha gudaha oo gaaray Magaalada Matabaan.

wasiirka Arimaha gudaha xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Ahlusunna Waljameeca.
Wasiirka ayaa markii uu gaaray magaalada Matabaan si wayn u soo dhaweeyay bulshada qaybaha kala duwan isagoo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee reer Matabaan.
Sidoo kale waxaa magaalada Matabaan gaaray ciidamada xogga qaybta 21-aad waxaa ayna halkaasi agab Sport ku wareejiyeen dhalinyarada Magaalada Matabaan.