Wararka

Wasiiradda waxbarashada Soomaaliya iyo Qatar oo kulan ku yeshay dalka Oman.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Godax Barre oo kusugan magaalada Muscat ee dalkdalka Oman ayaa kulan la qaatay wasiirka waxbarashada dowlada Qatar.

Labada wasiir ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda ayaa waxaa ay kawada hadleen xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dal iyo dabagalka waxyaabaha ka fulay heshiiska waxbarashada ee ay kala saxiixdeen labada wasaaradood.

“Waxaan magaalada Muscat ee dalka Oman kulan kula yeeshay Wasiirka Waxbarashada dalka Qatar. Waxaan kawada hadalnay xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dal iyo dabagalka waxyaabaha ka fulay heshiiska waxbarashada ee ay kala saxiixdeen labada wasaaradood”.ayuu yiri wasiir Godax oo ka warbixiyay kulanka ay wada qateen isaga iyo dhigiisa dowlada Qatar.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close