Wararka

Wasiir ku xigeynka waxbarashada dalka oo soo xiray Mashruuca Horumarinta Imtixaanaadka iyo Manaahijta.

Wasiir ku xigeynka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed ayaa soo xiray Mashruuca Horumarinta Imtixaanaadka iyo Manaahijta.

Kulankaan ku saabsanaa Horumarinta Imtixaanaadka iyo Manaahijta ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’ada Waxbarashada uqaabilsan Afrika (African Education Trust-AET).

Xiritaanka mushruucaan ayaa waxaa Goob joog ka ahaaa Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada axmed Xasan yuusub iyo Agaasimaha tacliinta Sare Cismaaciil Yuusuf Cismaan waxaa qayb weyn ka qaadatay midowga Yurub.Image may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close