Wararka

Wasiir ku xigeenka Dakhliga dowlad goboleedka Puntland oo maanta si rasmi ah xilka ula waregay.

Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magaalada garoowe ee Caasimada Dawladda Puntland waxaa lagu qabatay munaasabad uu xulka kula wareegaayo Wasiirku xigeenka Dakhliga Cabdi Ibraahim Warse Qawdhan.

Xilwareejinta tan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi, Wasiirku xigeenka Maaliyadda Cumar Xasan Fiqi, Xisaabiyaha guud ee Puntland Cumar Xasan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.

Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda Dawlad goboleedka Puntland ayaa Wasiirka u rajeeyay in ilaahay u fududeeyo xilka loo igmaday ayna ku soo dhowey nayaan Wasaaradda.

Wasiirku-xigeenka dakhliga Cabdi Ibraahim Warse qawdhan ayaa madaxda Wasaaraddu soo dhex marisay qaybaha Wasaaradda iyo habka ay u hawal galaan.Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close