Wararka

Wasiir Bayle oo kormeer ku sameeyay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiirka wasaaradda maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisii 2aad uu soo gaba-gaboobay.

Wasiirka oo markii uu kormeerka bogay ka hadlay faaidada dhismahaani cusub ee ay wasaaradda maaliyadda yeelanayso ayaa sheegay  in ay ka qayb qaadan doonta aboolidda baahida loo qabo xafiisyo iyo goobo ay ku wada shaqeyn karaan dhamaan shaqalaaha Wasaaradda Maaliyadda.

“Dhismahaan cusub waxa uu qeyb ka qaadan doonaa daboolidda baahida loo qabo xafiisyo iyo goobo ay ku wada shaqeyn karaan dhamaan shaqalaaha W.Maaliyadda, sidoo kale waxa uu qeyb ka qaadanayaa Labo-laabidda shaqada aan bulshada u heyno”. Ayuu yiri wasiir Bayle.Image may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standingImage may contain: indoor and outdoorImage may contain: 1 person, standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close