Wararka

Wasidii u dareenka shacabka Mugdisho xili saacada u’n ay ka harsantahay bandawga magaalada?

Qaar ka Mid ah Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala Gedisan uga hadlay Bandowga lagu soo Rogay magaalada Muqdisho ayaa muuqaal baahiya tusmo ugu waramay dareenkooda waxaa ayna sheegeen in ay saameyn ku yeelan doonta.

Shacabka ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan dad badan oo habeenkii shaqaysan jiray ay caqabad kala kulmi doonaan Bandawga sidoo kale ay nagu soo fool leedahay Bishii barakaysneed ee Ramadhaanka taasna ay caqabad kale ku noqon doonta dadka masaajidada u aadi jiray taraawixda.

Hoos ka daawo dareenka shacabka..

Qaar ka Mid ah Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala Gedisan uga hadlay Bandowga lagu soo Rogay magaalada Muqdisho

Qaar ka Mid ah Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala Gedisan uga hadlay Bandowga lagu soo Rogay magaalada MuqdishoAyaan Yuusuf Faarax

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 15 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close