Wararka

Wasaradda waxbarashada oo wadda qaybinta buugagta manhajka waxbarashada.

Wasaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka wada qeybinta bixinta buugagta manhajka waxbarashada oo si lacag laan ah loogu qeybinayo iskuulada Gobalka Banaadir.

Agaasimaha waaxda dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale iyo xubno ka socday wasaaradda waxbarashada ayaa maanta dugsiyada Gobalka Banaadir gaarsiiyay buugaagta manhajka waxbarashada oo si lacag la aan ah ay wax ku baran doonan ardayda Soomaaliyeed.

Bixinta buugaagta waxbarashada manhajka dugsiyada Hoose/dhexe ayaa wasaaradda waxbarashada waxa ay ka bilowday magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay iyo Gobalka Banaadir.Image may contain: 2 people, people standingImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing, sky and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, outdoorImage may contain: one or more people, sky, cloud, basketball court and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close