Wararka
Wasaradda Caafimaadka oo war-saxaafadeed kasoo saartay aqbaartii ugu danbaysay ee Korona.

Shirka wada tashiga Wasaaradda Caafimaadka heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed ee ka diyaar-garowga cudurka Corona (COVID_19) oo labo maalmood uga socday Wasiiradda Caafimaadka magaalada Muqdisho ayaa maanta gabagabadiisaii waxaa laga soo saaray war-murtiyeedka hoos ku xusan.
Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in 16-kii bishaan Maarso dalka laga helay kiiskii ugu horeeyay ee Coronavirus maanta oo ay taarikhda tahay 26-ka bishana laga helay kiiskii labaad oo labadaba ah Muwaadiniin Soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran: