Wararka

Wasaaradda waxbarashada dalka oo la wareegtay Iskoola Cusub.

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u la soo wareegtay dugsiyada kala ah almacaarif iyo Al-mathal oo ku yaalla Gobolka Banaadir.

Iskulladan wasaaradda waxbarashada ay la soo wareegtay ayaa markii hore leesku dhihi jiray 21 october Waxana lagala wareegay oo hore u maamulayay dallado gaar.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Faderaalka Axmed Xasan Yuusuf ayaa sirasmi ula wareegay dugsiyada kala ah Almacaarif iyo Al-mathal iyadoo uu goob joog ka ahaa Agaasimaha Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale.Image may contain: 5 people, people standing, people walking and outdoorImage may contain: outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close